Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Siidaysay Dhalinyaro Uxidh Xidhnay Rabshadihii ka Dhacay Magaalada Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Ka Siidaysay Dhalinyaro Uxidh Xidhnay Rabshadihii ka Dhacay Magaalada Boorama
May 30, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga kasii daysay inka badan 40dhalinyaro oo loo xidh xidhay banana baxyadii ka dhacay magaalada boorama

Badhasaabka gobolka awdal iyo taliska ciidanka booliska ee gobolka ayaa faah faahin ka bixiyay.

COMMENTS
LINKS