|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanadii Uhoraysay Ee Dumar Ah Oo Saaka Ka Qaybgashay Fadhigii Golaha Wakiilada Jsl Iyo Dareenka Ay Ka Bixisay
May 13, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan aamina cilmi fariid ayaa noqotay qofkii uhoreeyay ee kamid noqota baarlamaanka somaliland ee la doortay 2021kii kadib markii uu geeriyooday xildhibaan nuur xuseen oo kasoo baxay gobolka awdal halkaasi oo ay kusoo gashay buuxinta kursigaa banaanaaday. Xildhibaan aamina ayaa saaka mudanayaasha goluhu ku qaabileen sacab iyadoo kadareen celisay kamid noqoshadeeda golaha Dhanka kale xildhibaan aamina ayaa ka hadashay xaalada gobolkii laga soo doortay ee awdal.
Related posts:Madaxwayne Kuxigeenkii Hore Ee Jsl OoKka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Baaq Culus Oo Uu Udiray B... “Dowladda Soomaaliya wali kamay bixin nimaadkii Kumeel Gaadhka".Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Warshadaha Jsl Oo Ka Hadlay Shirka Golaha Dhexe Xisbiga Kulmiye,M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|