Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Xaalada Ay Somaliland Marayso Iyo Halista Ay Leedahay Fidnadu! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Siciid Sokeeye Oo Ka Hadlay Xaalada Ay Somaliland Marayso Iyo Halista Ay Leedahay Fidnadu!
May 5, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan sheikh siciid sokeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool gaar ahaan magaalada laascanood iyo mudo haraadada ka dhacay magaalada boorama ee lagaga soo horjeeday dilka sarkaal katirsan ciidan ilaalada xeebaha somaliland ee gobolka salel.

COMMENTS
LINKS