|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mukhtaar Maydhane Oo Ka Hadlay Xaalada Boorama Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay Hadalo Deelqaaf ku ah Reer Awdal Ee Kasoo Yeedhay Wasiirada Deegaanka!
May 14, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan mukhtaar xasan maydhane oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doortay gobolka awdal ayaa ka hadlay xaalada gobolka iyo dhacdooyinkii udanbeeyay ee ka dhacay Sidoo kale xildhibaan mukhtaar maydhane ayaa wax lalayaabo ku tilmaamay hadal dhawaan ay magaalada boorama kaga hanjabeen qaarkamid ah wasiirada deegaanka oo iyagu dhaar ku maray in la kala adkaan doono HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:“Qolada Xukuumadda Waxaan Leeyahay: Shicibku Dhib Ma Wado e, Bal Farsama-xumadiinnu Yaanay Ceelka Ga... “Waa Mushkilad Iyo Masiibo Dalka Ku Habsatay Golaha Wakiiladu, Mana Doonayaan In Ay Doorasho Dhacdo”... Shir Lagaga Hadlayay Arimaha Maalgashiga Dalalka Somaliland, Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Lagu Soo Gabo G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|