|
|||||
WAJAALE NEWS
“Shacabku Waa In Ay Si Cad Uyidhaahdaan, 5sano Ayaanu Ku Dooranee, Madaxwayne Ee Banee Kursiga” Xil. Axmed Wali.
May 5, 2023 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan axmed Wali Oo katirsan mudanayaasha golaha deeaanka gabiley ee laga soo dooryay xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalku marayo iyo sida loogu baahan yahay isbadal ka dhaca. Sidoo kale xildhibaan axmed wali ayaa shacabka ugu baaqay in ay sicad uyidhaahdaan madaxwayne shan sano ayaanu ku dooranee bane kursiga. Dhanka kale xildhibaan axmed wali ayaa sheegay in qarannimadii Somaliland halis ku jirto islamarkaana uu hogaankii dalku ka leexday dariiqii lagu waday. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:“WAxaan Shacbiga Somaliland Ogaysiinayaa In Awrkii Ratiga Ahaa Ee Axmed-Siilaanyo Lagu Aaminay Uu Ra... DAAWO: Go,aamo Laga Soo Saaray Shaqaaqo Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka Biyo-guduud Ee Bariga Go... Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Ka Tanaasulayo Mawqifkiisii Adkaa Ee Midnimo So... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|