|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Safar Kadis Ah Ku Tagay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco
May 16, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi iyo wafti uu hogaaminayo aya safar aan hore loo shaacin ku tagay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco xili uu habeenii xalay dagaal deegaanka cali saahid ku dhexmaray laba beelood oo wada degan gobolka togdheer Majirto wax war oo kasoo baxay ujeedada safarka madaxwaynaha iyo doorka uu ku leeyahay colaada beelaha gobolka togdheer wada qaarkood ka dhex qaraxday kaasi oo ay ka dasheen khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba. Related posts:Somaliland Cabdiraxmaan C/laahi Saylici Ayaa Maanta Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Allaha U... Daawo:War Bixin Naxdin Badan Oo Laga Diyaariyay Duruufaha Adad Ee Ku Gadaaman Dadkii Abaaraha Ka Hay... Daawo; Prof Ahmed Ismaaciil Samatar Oo Heeso Qiimo Badan ka Qaaday Jaamacada Magaalada Boorama. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|