|
|||||
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Sarkaal Lagu Dilay Magaalada Lowyo Cado Iyo Rabshadihii Ka Dhashay!
May 6, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa ka hadlay saraal lagu diley magaalada lowyo cado oo dadwayne ka gadoodsani banana baxyo ka dhigeen boorama iyo dila Sidoo kale waxgaradka reer awdal ayaa xukuumada ugu baaqay in lays raaciyo sarkaal iyo Askariga diley Dhanka kale madaxdhaqameedka reer awdal ayaa sheegay in dadka doonayo in gobolka rabshado ka dhacaan yihiin dad qurba joog ah oo neceb horumarka dadkooga. Related posts:Akadamiga Nabadda Iyo Horumarinta Somaliland Oo Markii Ugu Horreysay Shaacisay Dood-cilmiyeedka Sade... Wafti Xukuumada Ka Tirsan oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadada Isku Xidhaysa Allay-baday iyo Arabsiyo DAAWO;-Xildhibaan Maxmed Abiib Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Deg Deg Usii Dayso Dhalinyaro Boorama Laga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|