HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka jsl oo ay weheliyaan amsuuliyiin haayada katirsani ayaa kulan la yeelatayw wafti ka socday dalalka Austria iyo Switzarland.
Kulanka ka dib ayaa gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga marwo faadumo ayaa ka warbixisay arimaha ay wada hadleen waftigan.