DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyay Shirkii Uga Furmay Deegaanka Sheed Dheer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyay Shirkii Uga Furmay Deegaanka Sheed Dheer
May 5, 2023 - Written by Editor:

SHEED DHEER(W,N)-Shir duco ah oo beelaha samaroon uga furmay deegaanka sheed dheer ee dawlad deegaanka somalida ayaa waxaa kasoo qaybgalay ugaaska guud ee beelaha samaroon kaasi oo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaya isagoo guud ahaan beesha ugu baaqay in ay ilaashdaan nabadgalyadooda iyo iskuduubnimadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS