Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Cashuur Dhaafka Waxyaabaha Aan Daruuriga Ahayn. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Cashuur Dhaafka Waxyaabaha Aan Daruuriga Ahayn.
April 10, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shire ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu hakad ku ku galiyay cashuur dhaafka loo samayn jiray alaabaha warshadaha,, gaaska iyo waxyaabe kale .

COMMENTS
LINKS