Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo booqasho Ku Yimid Magaalada Muqdisho Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Madaxwaynaha Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo booqasho Ku Yimid Magaalada Muqdisho Iyo Nuxurka Kulan Uu La Qaatay Madaxwaynaha Somaliya!
April 11, 2023 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku yimid magaalo madaxda somaliya ee muqdisho halkaasi oo uu kulan kula qaatay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud

Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh iyo xoghayaha qaramada midoobay ayaa sida wada jir ah ula hadlay warbaahinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/VPh88iSC_-Q

COMMENTS
LINKS