|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Mubaarik Xeel Dheere Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Deegaan Katirsan Gobolka Togdheer,Xukuumadana Ugu Baaqay In Ay 24saacadood Kaga Jawaabto.
April 9, 2023 - Written by Editor:BURCO(W,N)-Xildhibaan mubaarik xeel dheere oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada ayaa si kulul uga hadlay dil ka dhacay deegaan katirsan gobolka togdheer iyo sidii maamulka gobolka uga hawlgaleen falkaasi Sidoo kale xildhibaan mubaarik ayaa maamulka gobolka togdheer gaar ahaan taliska ciidanka booliska ku eedeeyay in ay dad shacab ah xabad nool la dhaceen halkaasi oo uu ku eeriyooday hal qof islamarkaana ilaa hada aanay ka hadal maamulka gobolka togdheer.
Related posts:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Sax Maygaag Ee Gobolka So... Maxaa Sababay In Xildhibaanadii Golaha Deegaanka Gabiley Ay Isku Shubaan Xisbiga Mucaaridka Ee Wad... Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Booqday Xaafada Daami Ee Caasimada Hargaysa Iyo Waxa Uu Kusoo Arkay! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|