Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Sheegay In Taliyaha Ciidanka Boolisku shir Gudoonka Golaha kasoo Dalbaday Xadhigiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Sheegay In Taliyaha Ciidanka Boolisku shir Gudoonka Golaha kasoo Dalbaday Xadhigiisa!
April 13, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Axmed khaliif Jaamac Saalax oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliand ayaa sheegay in in taliyaha cidianka booliska Somaliland Dabagale la maagan yahay in uu xidho islamarkaana uu shir gudoonka golaha wakiilada kazoo dalbaday xadhigiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS