|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka-Arimaha-Gudaha-Somaliland-Oo-Maanta-U-Kicitimay-Dalka-Jabuuti
March 29, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade,,islamarkaana uu wehelinayo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta u kicitimay dalka Jabuuti. Weftiga ayaa u jeedada socdaalkooda ku sheegay mid khuseeya iskaashiga Xuduudaha iyo amaanka. WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Gabiley Dhalinyaro Xabsiga Loogu Taxaabay Boqolaal Kaadhkii Codbixinta ah Oo Ay Sheegeen In Aaney Ku... Guddoomiyaha Ha´yadda Ka Hortaga Masiibooyinka Dabiiciga Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Dabaylaha Iyo R... Ganacsade Cumar Caydiid Oo Ka Hadlay Qoraal Kasoo Baxay Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Lagu Carqaladayn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|