|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Ku Leeyahay Wasiir Toornoow Daa,uud Uu Joogayaaye Waxba Haku Godoboobin”Xildhibaan Jamaal.
April 11, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Jamaal oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag ua soo horjeestay xilka qaadis uu wasiirka waxbarashadu ku sameeyay gudoomiyihii xafiiska imtixaanaadka qaranka Daa,uud axmed faarax oo uu sheegay in uu yahay masuul xafiiska imtixaanaadka ka dhigay mid bulshada reer Somaliland ku kalsoonaato Sidoo kale xildhibaan Jamaal ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka waxbarashada Somaliland ku eedeeyay in uu yahay masuul ku sifoobay musuq maasuq ujeedada uu daa,uud xilka uqaadayna ay tahay mid uu ku doonayo in uu musuq maasuqo xafiiska imtixaanaadka islamarkaana uu baabiinayo mustaqbalkii ardayda Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Suldaan Eedo Culus Ujeediyay Golaha Wakiilada Jsl, Sheegayna In Marka Dano Dhaqaale Jiro Ay S... Gaadhi Siday Dad Iyo Xoolo Kasoo Hayaamay Abaaraha Oo Gaadhi Kula Dhacday Duleedka Deegaanka Abaarso... Daawo: Warbixin Laga Diyaariyay Masuuliyiin Ka Wada Tirsan Xukuumada Siilanyo Oo Warbaahinta Isku Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|