Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Itoobiya Ufadhiya Magaalada Hargaysa.
April 11, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Gaashandhiga Somaliland oo xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra  oo uu wehelinayo  u qaybsamaha difaaca (Military attache)

Arimaha Amniga iyo Ganacsiga ayay sheegeen inay ka wada hadleen.

COMMENTS
LINKS