|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo kulan La Qaatay Safiirka Itoobiya Ufadhiya Hargaysa Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadeen!
April 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Ku Qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache). Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland iyo Safiika Ethiopia ee somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu ahaa is barasho safiirka cusub.
Related posts:DAAWO: Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah U Qabtay Siyaasiyiin, Odayaal kasoo Diga Rogtay Xisbi... Waftigii Uu Hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Dalk... Prof, Axmed Ismaacil Samatar oo Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ingiriska Kala qayb galay Xuska M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|