Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biyo Xidheeno Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Gobolka Awdal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biyo Xidheeno Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Gobolka Awdal.
April 4, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan maamulka gobolka awdal iyo masuuliyiinta shirkada shaaba ayaa kormeer kusoo maray biyo xidheeno xukuumadu ka hirgalisay gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

COMMENTS
LINKS