Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Mawqifka Somaliland Ee Ergayga Madaxwayne Xasan Sheikh Usoo Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Mawqifka Somaliland Ee Ergayga Madaxwayne Xasan Sheikh Usoo Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya!
April 2, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee ergayga uu madaxwaynaha somaliya usoo magacaabay sii anbo qaadka wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya kaasi oo uu soo dhaweeyay madaxwayne biixi

Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa amaanay masuul loo soo magacaabay ergayga wada hadalada somaliya iyo Somaliland cabdikariiim guuleed oo  kamid ahaa masuuliyiintii xukuumadii sheikh shariif ee bilaabay wadahadalada labada dal

Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay dagaal ka taagan magaalada laascanood iyo doonista shakhsiyaadka horkacaya kacdoonka iyo duulaanka Somaliland kaga imanaya qayb kamid ah dawlada fadaraalka somaliya ee maamul goboleedka punthland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS