Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Hambalyo Udiray Shacabka Munaasibada Ciidul Fidriga Awgeed.
April 20, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa  Shacbiga Somaliland Ku Hambalyeeyey Farxada Ciidal Fidriga.=isagoo ilaahay uga baryay in sanadkaa sanadkiisa ay ku gaadhaan bash bash iyo barwaaqo.

COMMENTS
LINKS