Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Uganda! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Safar Ugu Kicitimay Dalka Uganda!
April 26, 2023 - Written by Editor:

JABUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar Geele Iyo Wafti Uu Hogaaminayo  ayaa maanta socdaal ugu baxay dalka yugandha halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir ay magaalada kampala ku yeelanayaan wadamada ay ciidamada nabad ilaalintu ka joogaan somaliya.

Shirkan ayaa lagaga arin doonaa joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee mudiwga Africa ee ku sugan dalka somaliya.

COMMENTS
LINKS