|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Ergayga Somaliya Uqaabilsan Wada Hadalada Somaliland!
April 9, 2023 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha Dalka jabuuti Ismacil cumar geele ayaa qastiga madaxtooyada uqaabiley ergayga madaxwayne xasan umagacaabay dib ubilaabida wadahadalada Somaliland iyo somaliya Cabdikariim xuseen Guuleed oo booqasho ku jooga dalka jabuuti/ Cabdikariim xusen Guuleed oo kulan madaxwayne geele kadib uwaramay warbaahinta dalka jabuuti ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada safarkiisa iyo nuxurka kulanka uu la qaatay madaxwaynaha jabuuti isagoo sheegay in ay wada hadleen sidii loo bilaabi lahaa wada hadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Wasiirka Warfaafinta DDSI Oo Sheegay In Gacanta lagu Soo Dhigay Dadkii Ku Lugta Lahaa Dilal foolxun... Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Ee Maanta Qabsoomay Iyo Nuxurka Qodobada Lagu laf... DAAWO ;Khilaafkii Xisbiga Ucid Oo Halkii Ugu Adkayd Maraya iyo Garabka Jamaal Cali Xuseen Oo ku Dhaw... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|