|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxdhaqameed Kasoo Kicitimay Somaliya Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargaysa iyo Ujeedada Safarkooga!
April 25, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wafti madaxdhaqameed oo kazoo kicitimay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho ayaa maanta lau soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa halkaasi oo ay ku qaabileen dhigooga madaxdhaqameedka Somaliland/ Waftigan madaxdhaqameedka koonfurta somaliya ka socday ayaa hore socdaal ugu tagay magaalada laascanood oo ay kulan kula qaateen garaarada gobolka sool kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay xal ugu heli lahaayeen colaada laascanood islamarkaana ay dhexdhexaad uga galaan garaadada iyo Somaliland Soo dhawaynta madax dhaqameedkan ayaa waxaa ka hadlay suldaan xasan suldaan cabdilaahi iyo midkamid ah madxadhaqameedka ka socday muqdisho oo isna dhiniciisa ka hadlay safarkooga. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Lagu Canaantay Sida Uu Uga Hadlay Dagaal Beeleed Dhiig Badan Ku Daatay Oo... Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Idaacada Radio Hargaysa Iyo ... DAAWO;-Qaarkamid Ah Wadayaasha Gaadiidka Yar Yar Oo Ka Waramay Dhibaatooyin Iyo Halis Ay Kala Kulmaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|