|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Madaxdhaqameedkii Dhexdhexaadka Laascanood Uyimid Ugu Baaqay Inay Muqdisho Iskaga Noqdaan!
April 27, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbia Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga horyimid madaxdhaqameed koonfurta somaliya uga yimid dhex dhexaadinta colaada magaalada laascanood ooh ore safar ugu tagay laascanood kuwasi oo uu kutilmaamay in aanay qorshaha ay wadaan dhex ahayn Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa markale ku celiyay in aan ciidamada Somaliland laga soo saaray gobolka sool oo ah dhul Somaliland katirsan. Related posts:Neymar Oo La Sheegay Inuu Khibrad Iyo Xirfad Dheeraad Ah Ka Soo Faa'iideeyay Kooxda Barcelona. Shil ka dhacay tareenka dhulka hoostiisa mara ee loo yaqaan Metro ayaa sababey dhimashada dad ka bad... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Siyaasi Cali Guray, Dhaliilayna Hogaaminta Madaxwayne Biixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|