|
|||||
WAJAALE NEWS
“Garaadku Haduu Ka Dhigay In Uu Laascanood Oo Kaliya Leeyahay Isagaa Isku Yareeyay, Ee Anigu, Anigaa Leh Laascanood”xil. Timo jilic
April 15, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed tima jilic oo kamid ah mudanayaasha golaja wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay munaasibad lagu maamuusay wafti madaxdhaqameed ah oo kayimid magaalada muqdisho ahaa beesha irir samaale ayaa sheegay in sida loogu baahan yahay cududa beesha irir samaale iyo hiil ay la barbar taagan yihiin Somaliland Sidoo kale xldhibaan timo jilic ayaa meel cad ka istaagtay xaalada magaalada laascanood isagoo sheegay in uu isagu leeyahay laascanood. Related posts:Xukuumada Soomaaaliya Oo Xabsiga U Taxaabtay Gudoomiyihii Ururka Wadajir Iyo Xoghayihii Ururka DAAWO;-Madax-dhaqameedkii Beesha Habar Awal Ee Ku Sugnaa Ceerigaabo Oo Sheegay In Ay Waji Gabax Kala... Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Ceel Biyood ka Dhagax Dhigay Deegaanka Laalays Oo Katirsan Gobolka Mar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|