Garaadka Guud Ee Beesha Fiqishini Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Adhi-caddeeye Ee Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garaadka Guud Ee Beesha Fiqishini Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Adhi-caddeeye Ee Gobolka Sool.
April 23, 2023 - Written by Editor:

SOOL(W,N)-Garaadka Guud ee beesha fiqishini ayaa lagu soo dhaweeyay deegaano katirsan gobolka sool halkaasi oo uu shacabka gobolka ugu baaqay in ay nabad ilaaliyaan islamarkaana dadkii ka qaxay magaalada laascanood ay kusoo noqdaan magaaladoodii islamarkaana nabad qaataan garaaradadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS