Dawlada Somaliland Oo Canbaaraysay Hawlgalo Daan Daansi Oo Shiinuhu Ku Wada Dalka Taiwan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Somaliland Oo Canbaaraysay Hawlgalo Daan Daansi Oo Shiinuhu Ku Wada Dalka Taiwan.
April 12, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa canbaaraysay hawlgalo daan daansi weerar ah oo dawlada shiinuhu ku wado dalka Taiwan oo ay daris yihiin Somaliland ayaa shiinnaha ugu baaqay in uu ilaaliyo madaxbanaanida Taiwan iyo deganaanshaha caalamka.

 

 

COMMENTS
LINKS