“Dalka Waa lagu Soo Duulay, Ee Waa In Aynu Midnimadeena Ku Difaacnaa, Ciidanka Dhaawacana Ahna, Iyo Kuwo Ku Dhintay Eheladoodana, Waa In Wax La Taraa”Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Dalka Waa lagu Soo Duulay, Ee Waa In Aynu Midnimadeena Ku Difaacnaa, Ciidanka Dhaawacana Ahna, Iyo Kuwo Ku Dhintay Eheladoodana, Waa In Wax La Taraa”Gudoomiye Faysal.
April 7, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in Somaliland lagu soo duulay islamarkaana shacabka Somaliland looga baahan yahay in ka qayb qaataan difaaciisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

COMMENTS
LINKS