|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidamada Qaranka Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaalkii Saaka Iyo Tirada Maxaabiista Iyo Gaadiidka Dagaal Ee Ay Ka Qabsadeen Kooxaha Huwanta Ah,
April 1, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Taliska ciidamada qaranka Somaliland ee gobolka sool ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal kooxaha huwanta ah eek u sugan gudaha laascanood kusoo qaadeen saaka iyo tirade maxaabiista iyo gaadiidka dagaal ee ay ciidanka qaranka Somaliland ka qabsadeen.
Taliyaha Ciidanka qaranka ee aaga bari sareeyo guuto cali bare Xuseen ayaa ka warbixiyay dagaalka kooxaha kuwanti ahi kusoo qaadeen isagoo soo bandhigay maxaabiista iyo gaadiidka dagaal ee ay ka qabteen kooxaha oo ciidamada qaranku jabwayn gaadhsiiyeen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Masuuliyada Dagaalka Laascanood Dusha Usaaray Madaxwayne Biixi,... Kumuu Ahaa Maal qabeenkii Ka Soo Jeeday Degmada Maydh Ee Maamuli Jiray Magaalooyinka Berbera Iyo Say... MADAXWEYNE SIILAANYO OO AMAR KA SOO SAARAY BAADHITAANKA WEERARKII ARGAGIXISO EE KA DHACAY JABUUTI COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|