Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Qalab Caafimaad Kala Wareegay Haayada Who! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Qalab Caafimaad Kala Wareegay Haayada Who!
April 18, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada horumarinta caafimaadka somaliland ayaa agab caafimaad kala wareegay haayada caafimaadka aduunka ee who kaasi oo wax wayn ka qaban doono baahiyaha caafimaad ee xarumaha somaliland.

COMMENTS
LINKS