|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Baabiisay Beero Laga Samaystay Dooxa Biji, Sheegtayna In Uu Yahay Dhul Daaqsimeed!
March 26, 2023 - Written by Editor:BAJI(W,N)-Badhasaabyada gobolada awdal, maroodi jeex iyo gabiley oo ay weheliyaan ciidanka boolisku ayaa maanta baabiiyay beero lga samaysay dooxa biji ee udhexeeya gobolada awdal iyo gabiley kuwaasi oo gabi ahaanba ay galiyeen cagaf baabiisay beerahan halkaasi oo mudooyinkii udanbaysay ay ka taagnayd muran udhexeeya beelaha dega deegaanadani.
Sidoo kale masuuliyiinta xukuumada ka socday ayaa sheegay in dooxa biji iyo dhulka ku hareeraysanba ay yihiin dhul daaqsimeed aan la ogolayn laga samaysto beero.
Related posts:Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay In Heshiiska Ay La Gashay Somaliland Uu Waafaqsan Yahay Xeerarka Caalam... Madaxweyne ku xigeenka Jsl Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Hay'addaha Madaxa-bannaan Iyo Waxa U... Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Maanta Ku Dhawaaqay Goorta La Qabanayo Shirwaynaha Beelaha Gar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|