|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Usheegaynaa Raga Kasoo Ordaya, Majeerteeni, Kismaayo Iyo Kililka Shanaad,Taariikhda Meel Lanagaga Adkaaday Majirto”Gudoomiye Faysal.
March 5, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood iyo kooxaha isku soo bahaystay duulaanka qarannimada Somaliland Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa sheegay in difaaca qaranka is agtaaga ciidamada qaranka loo midoobo Dhanka kale Gudoomiye Faysal cali waraabe ayaa hanjabaad culus udiray maamul Goboleedka Punthland oo iyagu qayb ka ah duulaanka lagu soo qaaday Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Masuuliyiinta Xukuumada Somaliland Oo Xogo Iskhilaafsan Kasoo Saaray Tirada Dadka Uu Haleelay... Daawo Axsaabta Qaranka Iyo Gudiga Doorashooyinka Oo Maanta Kulan Ka Yeeshay U Diyaar Garawga Diwaan ... DAAWO ; Abwaanadii Koowaad Ee Haween ah Oo Kusoo Biirtay Silsiladii Miinlay Ee Abwaan Xasan Daahir... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|