|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay Muddo Dheer Ku Eegaysay Gobolka Sool, Muraayad Madow, Iyo Siyaasad Madhalays Ah”Siyaasi Maxamuud xaashi.
March 29, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi Cabdi ayaa ku Baaqay in loo baahan Yahay in arinta Gobolka Sool lagu eego muraayad cad iyo talo miisaan isagoo sheegay in Xukuumada Madaxwayne Biixi hagratay mudo dheerna ku eegaysay muraayad madow iyo siyaasad madhalays ah isagoo Arimahaasi ka hadlayana wuxu Yidhi: “Sool Waa In lagu Eego Muraayad Cad, iyo Talo Mug leh. Waxaan Aaminsanahay, In Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Ay muddo dheer ku eegaysay gobolka Sool, muraayad madaw, iyo Siyaasad madhalays ah. Sidaa darteed, mar haddii aynu aragno madhaxii arrintaa, maanta waxaa lagama maarmaan ah in lagu eego, muraayad cad iyo talo mug leh, oo aan lagu madiyeyn maamulka jira . Related posts:Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashaariic Ay Xukuumadii Hore Ka Hirgalisay Galbeedka La... Mar Hadii Gaadhigii Gool Dhalinta ee Aanu Ku Guulaysanay Naloo Diiday, Waxa Aanu Diyaar U Nahay In A... Xukuumadda Oo Wada-Xaajood La Gashay Darwallada Booyadaha Mudaaharaadkii Ka Dhashay Biyo Yaraanta oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|