Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Waddada Isku Xidha Boorama Iyo Degmada Baki. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka Iyo Jidadka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dhismaha Waddada Isku Xidha Boorama Iyo Degmada Baki.
March 5, 2023 - Written by Editor:

BAKI(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo Horumarinta jidadka somailand oo ay weheliyaan maareeyaha haayada wadooyinka ayaa kormeer ku tagay dhismaha wadada isku xidhaysa magaalada boorama iyo degmada baki ee Gobolka Awdal oo dhismaheegu socdo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS