Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Iyo Khasaaraha Ka Dhashay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
March 2, 2023 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Dab xoogan ayaa saaka kakacay suuq ganacsi oo ku yaala badhtamaha caasimada dds ee jig jiga kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed iyo dad ku dhaawacmay

Wasiirka madaxtooyada dds ayaa ka hadlay dabkan iyo khasaaraha uu sobobay.

COMMENTS
LINKS