Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Masjidka Cali Mataan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Wiil 9jir Ah Oo Kaalinta Koowaad Ku Guulaystay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Masjidka Cali Mataan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Wiil 9jir Ah Oo Kaalinta Koowaad Ku Guulaystay.
March 31, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Tartanka sanadlaha ah ee quraanka kariimka ee ka socday masjidka cali mataan ee magaalada hargaysa ayaa caawa lasoo gabogabeeyay gaar ahaan qaybta inamada kaasi oo uu kaalinta koowaad ku guulaystay wiil yar oo 9jir ah

Tartankan ayaa waxaa maalgalisa shirkada Dahabshiil Group.

COMMENTS
LINKS