|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo Ee Gobolka Sool Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Reer Laascanood.
March 8, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland S/G; Nuux ismaaciil Taani oo warbaahina kula hadlay gobolka sool ayaa ka warbixiyay xaalada nabadgalyo ee gobolka oo maalmahan aanu ka dhicin wax dagaal ahi Sidoo kale taliye nuux ayaa sheegay in ay ciidan ahaan awood uleeyihiin in ay kooxaha nabad diidka ah ka saarin gudaha magaalada laascanood balse ay utudhayaan shacabka magaalada ayna fulinayaan Xabad joojintii uu ku baaqay madaxwaynaha Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wargeys Ka Soo Baxa Dalka Ingiriiska Oo Mag-dhow Ka Bixinaya War-bixin Uu Ka Qoray Shaqsiyadda Marwa... DAAWO;-Tartanka Fardaha Oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa +Dhacdooyinkii Ku Ladh... War Deg-deg Ah:Taliyahii Ciidanka Koofiyad-Casta ee Gobalka Sanaag Oo Goor dhaweyd Lagu Dhaawacay Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|