Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Wadada Boorama Iyo Baki. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga ka Jaray Wajiga Koowaad Ee Dhismaha Wadada Boorama Iyo Baki.
March 7, 2023 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici  oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka awdal iyo ka degmada Borama ayaa xadhiga ka jaray wajigii koowaad dhismaha wadada isku xidhaysa Borama iyo Baki Oo Ay Hirgalinayso hay’adda ASARDA.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS