|
|||||
WAJAALE NEWS
“Garaadada Waxaan Leeyahay Ilaahay Ka Baqa, Umada Masaakiinta Ee Maanta Guryahoogii Ka Qaxay, Anigoo Ogaa Nabada Iyo Barwaaqada Ay Ku Noolaayeen Reer Laascanood” Gudoomiye Faysal.
March 23, 2023 - Written by Editor:“Waxaan leeyahay Muuse Biixi Talo Ayaa Lagaaga Baahan Yahay Maanta Waynu Ognahay Xaalada Dalka”Gudoomiy Faysal cali Waraabe.
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa markale ka hadlay xaalada colaadeed ee ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood isagoo madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanu hayn xal siyaasadeed iyo mid milatari isagoo ugu baaqay in looga baahan yahay qorshe lagu xaliyo xaalada gobolka sool Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa fariin culus udiray garaarada gobolka sool ee colaada hurinaya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Xildhibaan Sheegay Inuu Khalad Ahaa Habkii Golaha Wakiillada Loo Hor-geeyay Xeerka Furista Ururrada ... Daawo: Siyaasi Axmed Muumin Seed Oo Ka Hadlay Shaqaqadii Dila Iyo Wafti Madax-dhaqameed Ah Oo Booram... Wasiirka Maaliyada DDSI Oo Ka Hadlay Faa,iidada Wadada Berbera Corridor Uleedahay Magaalada Jig Jiga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|