DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ex Xildhibaan Yuusuf Nuur Guruuje. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Ex Xildhibaan Yuusuf Nuur Guruuje.
March 22, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta aas qaran magaalada hargaya loogu sameeyay alle ha,unaxariistee maxruum yuusuf nuur guruuje oo katirsanaa baarlamaankii hore ee somaliland islamarkaana dhalay xildhibaan axmed yuusuf nuur guruuje oo hada kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada

Waxaana aaska marxuumka kasoo qaybgalay siyaasiyiin, xildhibaano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaasi oo ka waramay taariikhdii marxuum yuusuf nuur guruuje.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS