|
|||||
WAJAALE NEWS
“Cadowga Guduhu Wuxu Noqon Doonaa Labada Xisbi Mucaarid Iyo Ciday Ku Abtirsadaan, Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Isagu Waa Col Moog, Oo Miino Loo Soo Dhiibay Ayuun Buu Qarxiyay”Gudoomiye Wali.
March 3, 2023 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Maroodi jeex ee xisbiga wadani Wali Cabdi jaamac ayaa jawaab ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay Xoghayaha guud ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu ku tilmaamay in uu ahaa mid loo soo dhiibay islamarkaana uu isku qarxiyay Sidoo kale Gudoomiye wali ayaa xukuumada madaxayne biixi ku eedeeyay in ay iyadu aaminsan tahay in cadowga gudaha Somaliland yahay labada xisbi mucaarid ee waddani Iyo Ucid. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Kaaliyihii Hore Ee Arrimaha Dibedda Maraykanka Oo Sheegtay In Jabuuti Ay Kamid Tahay Dalalka Aan Do... Shirka Wadatashiga Xukuumada Iyo Haayadaha Caalamiga Ah Oo Ka Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Arimaha ... Rooda Cabdi Muuse Oo Sheegtay In Wasiirka Arimaha Guduhu Halis Ku Yahay Abnigii Uu Qaranka Masuulka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|