|
|||||
WAJAALE NEWS
Abwaan Hal Beeg Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Baaqyo Uu Udiray Garaadada Gobolka Sool Iyo Xukuumada Somaliland!
March 6, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Hal bee goo kamid ah hal abuurka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood iyo sida bilaa ujeedada ah ee dhalinyaradii dalka layskaga horkeenay Sidoo kale abwaan Hal beeg ayaa bogaadiyay hogaanka ciidamada qaranka Somaliland ee iyagu utaagan difaaca dalkooga Dhanka kale Abwaan Hal Beeg ayaa garaadada gobolka sool ugu baaqay in ay arinta wada hadal kusoo celiyaan islamarkaana loo naxariisto shacabka isagoo xukuumada madaxwayne biixina ugu baaqay in ay ka shaqayso sidii aanu udaadan lahayn dhiig danbe. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/j1-p_Z8RlYI
Related posts:“Geeri Iyo Guul Daro Ku Talo Gal Somaliyaay” Fariinta Difaac Dalka Jsl Ee Cuqaasha Gobolka Gabiley... "Maxamed Kaahin Wuxuu Igu Yidhi Dawlad Waxa Lagu Dhisaa Kala Adkaan iyo Xoog.." Cabdilaahi Jawaan Siyaasi Cali Guray Oo Madaxwayne Biixi Kula Taliyay In Uu Faraha Ka Qaado Muranka Dhulka Ay Dadka Da... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|