Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay ciidamada Qaranka Uga Saartay Gudaha magaalada laascanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay ciidamada Qaranka Uga Saartay Gudaha magaalada laascanood
February 26, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada Somaliland Dr Ciise Kay doo warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta xukuumada ciidamada qaranka uga saartay gudaha magaalada laascnood oo ay kula dagaalamayeen kooxo Nabad Diid ah iyo halka ay fadhiisimo ka samaysan doonaan/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS