Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay In Ay Ku Guuldaraysatay Xalinta Xaalada Gobolka Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Somaliland Ku Eedeeyay In Ay Ku Guuldaraysatay Xalinta Xaalada Gobolka Sool.
February 21, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga waddani khadar xuseen ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ku guuldaraysatay dajinta iyo xal uhelida xaalada ka taagan magaalada laascanood,

Sidoo kale xoghayaha xisbiga waddani ayaa sheegay in xukuumada talada haysaa leedahay dhaqankii taliskii siyaad bare.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS