Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Ay Saaka Ciidamada Jsl Kusoo Qaadeen Maleeshiyaad La Socday Garaadada Ku Shirayay laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Ay Saaka Ciidamada Jsl Kusoo Qaadeen Maleeshiyaad La Socday Garaadada Ku Shirayay laascanood!
February 6, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasaarad arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan magaalada laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay ciidamo maleeshiyaad ahi kuso qaadeen ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka magaalada iyo guriga madaxtooyada laascanood.

COMMENTS
LINKS