|
|||||
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dagaal Maanta Markale Ciidamada Somaliland Iyo Kooxaha Huwanta Ah Ku Dhexmaray Magaalada Laascanood
February 28, 2023 - Written by Editor:LAASCANOOD(W,N)-Ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan duleedka magaalada laascanood ayaa saaka markale dagaal culus dhexmaray kooxaha kuwanta ah eek u sugan gudaha magaalada Dagaalkan oo mudo socday ayaa ciidamada Somaliland jab culus gaadhsiiyeen maleeshiyaadkii iyo kooxaha huwanta ee soo weeraray kuwaasi oo iskaga kala yimid maamul goboleedka punthland, somaliya iyo dawlad deegaanka itoobiya Dhanka kale xukuumada Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay dagaalka lagu soo qaaday fadhiisimada ciidanka qaranka iyagoo sheegay in ay iska difaaceen islamarkaana ay ka qabsadeen gaadiid dagaal iyo maxaabiisba.
Related posts:Madaxwaynaha jsl, Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Iyo Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan Yeeshay +Qodo... Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Warbixiyay Raadcada Loogu Jiro Gaadhi Inan Yar Ku Jiidhay Magaalada Be... Waraabe 15neef Oo Adhiya Ku Cunay Duleedka Magaalada Gabiley Iyo Qoyska Leh Oo Ka Waramay Dhacdadan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|