Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxay Xaalada Magaalada Laascanood! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxay Xaalada Magaalada Laascanood!
February 6, 2023 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W.N)-Magaalada laascanood ayaa saaka ku waabariisatay dagaal iyo rasaas dhacays kadib markii ciidamo ka amar qaadayana garaad guud ee beelaha dhulba hante ay weerareen xarunta madaxtooyada laascanood iyo xeryaha ciidamada kaasi oo Sobobay khsaare dhimasho dad shacabka ah iyo askarka tirsan ciidamada

Dhanka kale waxaa halmar isku beegmay dagaal ay qaadeen iyo go,aamo kazoo baxay shirkii mudada magaalada laascanood uga socday garaadada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS