HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka cidanka qaranka Somaliland ayaa faah faahin ka bixiyay weeraro saaka maleeshiyaadka iyo kooxha nabad diidka ahi kusoo qaadeen fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka magaalada laascanood kuwaasi oo ciidamada qaranka iska difaaceen islamarkaana jab xoogan soo gaadhsiiyay kooxihii isa soo bahaystay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;