|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Xuseen Dayr Oo Soo Bandhigay Sedex Kooxood Oo Isku Bahaystay Duulaan Ka Dhan Ah Somaliland Ee Sobobtay Codaalada Ka Taagan Gobolka Sool!
February 12, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi Eng Xuseen Aadan Cige (Xuseen Dayr) Oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee xilalka kazoo qabtay xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa ka hadlay dagaalka ka socda magaalada laascanood iyo cida rasmiga ee Somaliland la dagaalamayso isagoo cadeeyay In aanay Gobolka sool isku hays Somaliland iyo shacabkeegu balse ay jiraan kooxo duulaan kusoo qaday Somaliland oo shacabka ku dhex gabanaya.
Related posts:xukuumaddu diyaar uma aha in ay cafiso Telefishanka Universal;;wasiirka warfaafinta somaliland Safiirka Somaliland Ee Kenya oo Ka Hadlay Warbixin Telefiishanka Al jazeera Ka Diyaariyay Dekeda Ber... Daawo:-"Shirkadda DP World Dan Aynu Leenahay Mawado,Lakiin Waa Faa'ido Doon...Madaxwaynaha Somalilan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|