|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Waramay Taariikhdii Iyo Doorkii Ku Lahaa Dhismaha Somaliland Marxuum Axmed Xaaji Cali Cadami Oo Maanta Ku Geeriyooday Hargaysa
February 3, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Maxamuud xaashi cabdi ayaa shacabka Somaliland ka tacsiyadeedyay geerida Alle ha,unaxariistee Axmed xaaji cali Cadami oo xilal kala duwan kazoo qabtay Somaliland islamarkaaa kamid ahaa shakhsiyaadkii kazoo qayb qatay dhismihii dawlada Somaliland Sidoo kale Gudoomiye maxamuud xaashi ayaa ka waramay taariikh nololeedkii marxuum Cadami. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maayar Kuxigeenka Gabiley Oo Ka Hadlay Dagaal Gacan ka Hadal ah Oo Dhex Maray Maayar Amiin Iyo Imaam... Madaxweyne ku xigeenka Jsl, , Oo Tacsi u Diray Qoyskii, Eheladii, , Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu ka... Daawo:Xasan Xaydh Oo Ka Huleelay Xisbiga Mucaaradka ah Ee Wadani Iyo Sobobta Oo Uu Faafaahin Ka Bixi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|